22 Apr, 2024
1 min read

Dawladda Itoobiya oo ku dhawaaqday xabaad joojin.

Dagaalka sokeeye ee ka qarxay Itoobiya ayaa in ka badan shan malyan oo qof ku qasbay in ay u baahdaan gargaar cunto kaas oo aysan heli Karin ilaa iyo bishii December. Go’aanka dawladda Itoobiya ayaa imaanaya kadib booqashadii wakiilka gaarka ah ee Maraykanka ee Geeska Africa David Satterfield. Ciidamada Tigreyga Ayaan ilaa hadda ka jawaabin […]

1 min read

Biden: Jawaab adag ayay reer Galbeedku ka bixin doonaan haddii Ruushku hub kiimiko ah u adeegsado Ukraine.

BRUSSELES :-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in ay jiri doonto jawaab ay bixin doonaan reer Galbeedku, haddii Ruushku uu hub kiimiko ah u adeegsado Ukraine.Madaxweyne Biden ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo uu xalay ku qabtay xarunta Isbaheysiga NATO ee magaalada Brusseles ee dalka Belgium oo uu booqasho ku joogo. Wuxuu sidoo kale […]

3 mins read

Siyaasiyoow,intaad Gaal qanci is leedahay, Aduunyo Hoog,Aakhirana Naarta Haawiyo ha isku darsan..=Nasashada Jimcaha.Q- 229=

1-Siyaasi Reer Hargesa ah ayaa yiri: Dee, Annagu waxaan nahay Dal Demoqaraadi ah, Xuriyadda Diimahana waanu ogolnahay, Kaniisad Cusub ayaana Hargesa Laga furay Usbuucaan. Siyaasi Reer Mogadishu ah ayaa ku yiri: Waa la soo Daahdeen, Kanisadda Hargesa laga furay. Waa “Catholic Church” waxa eyna hoos tagtaa tan weyn ee Xamar ku taal.Siyaasigii Reer Hargesa ayaa […]

1 min read

Golaha Ammaanka oo si weyn u cambaareeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde.

NEW YORK:-Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii argagixiso ee ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyo magaalada Beledweyne, 23-kii March 2022, kuwaas oo ay mas’uuliyadooda sheegatay Al-shabaab, laguna dilay tobannaan qof, ayna ku dhaawacmeen tira intaas ka badan.Warsaxaafadeed kasoo baxay Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay […]