20 Sep, 2025
1 min read

Tartanka orodka Maradoonka Belguim oo jaaliya Holland ka soo qeyb gashay

Waxaa maanta 13 maarso 2022 dalka Belguim lugu qabtay tartanka orodka maradoonka 21-ka kilomitir oo sanadkiba mar lugu qabto dalka Belguim. Orodkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay cayaryahano ka kala socday dalalka Soomaliya, Uganda, Itoobiya iyo Eriterea iyo cayaaryahano ku dhaqan dalka Belguim. Oradkan maradonka ah waxaa kaalinta koowaad galay ciyarayahan ku ordayay magaca […]

1 min read

Cristiano Ronaldo oo rikoor cusub jebiyay.

Xiddiga Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay seddexley cajiib ah kulankii ay kooxdiisu la ciyaartay Tottenham Hotspur, wuxuuna magaciisa ku qoray buugaagta taariikhda isagoo jabiyay rikoorka gooldhalinta ugu badan ee kooxaha iyo mid wadanba,oo uu dhaliyay ciyaaryahan xirfadle ah oo kubada cagta ciyaara, Saddexleydii uu dhaliyay Ronaldo ayaa Man United 3-2 kaga badisay Spurs […]

1 min read

Odawaa oo xildhibaan noqday iyo Al-

Mudane Odowaa ayaa markale qeyb ka noqon doonaa Baarlamanka Soomaaliya 4-ta sano ee soo socota. Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Xusen Odowaa ayaa hada lagu Baletweyne waxaana loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#069 ee golaha shacabka. Mudane Odowaa ayaa markale qeyb ka noqon doonaa Baarlamanka Soomaaliya 4-ta sano ee soo socota.

1 min read

Ruushka oo masuul katirsan Ukraine afduubay.

Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dmytro Kuleba,Ciidamada Ruushka ayaa afduubtay duqii magaalada koonfurta ku taalla ee Dniprorudne. Yevhen Matveyev ayaa noqonaya duqii labaad ee magaalo kutaala Ukraine ah oo ay afduubaan ciidamada Ruushka saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, ka dib markii duqa magaalada Melitopol ee u dhow la sheegay in Jimcihii […]