23 Apr, 2024
1 min read

Maraykanka oo weydiistay dunida Islaamka inay ka hortagaan tacadiyada Taalibaan ee haweenka Afghanistan.

Maraykanka ayaa bilaabay wadahadallo uu la yeelanayo waddamada Islaamka ah, si uu ugu dhiiragaliyo inay hormuud u noqdaan sidii ay cadaadis ugu saari lahaayeen hoggaamiyayaasha Taalibaan inaysan dumarka Afghanistaan ka saariin nolosha caadiga ah, iyaga oo adeegsanaya magaca diinta. Rina Amiri, oo ah ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan haweenka Afghanistaan, gabdhaha, iyo xuquuqul […]

1 min read

Maxaa kasoo baxay wadahadalladii Ruushka iyo Ukraine?

Ruushka iyo Ukraine ayaa Khamiistii ku heshiiyay fududeynta howlaha gargaarka bini’aadinimo, si loo caawiyo dadka rayidka ah ee ka baxsanaya duullaanka Moscow ee galay maalintii siddeedaad, taasoo ah horumarkii ugu horreeyay ee laga gaaro wadahadallada labada dal. Wadahadalladan oo ka dhacay meel qarsoodi ah ayaa Ruushu wuxuu sheegtay inay natiijo muhiim ah kala kulmeen, halka […]