23 Apr, 2024
7 mins read

Madaxweynaha Ukraine oo faah faahin ka bixiyay dagaalka uu kusoo qaaday Ruushka.

KYIV:-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay duqeymo cirka ah u geysteen xarumaha milatariga iyo saldhigyada ciidamada ilaaliyo xadka. “Ruushka si khiyaano ah ayuu saakay u soo weeraray qarankeenna, si la mid ah sidi ay Naziyiintii Jarmalka sameeyeen sannadihi Dagaalki Labaad ee Dunidaā€¯ ayuu ku yiri qoraal uu madaxweyne Zelensky soo dhigay […]