1 min read
Guddiga doorashada K/galbeed oo shaaciyay liiska 13-ka kursi oo lagu dooran doono Baraawe.
Muqdisho:- Guddiga hirgalinta doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska kuraasta xildhibaanada golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose.
![](https://somaliweyn.org/wp-content/uploads/2022/01/Dooro.jpg)
Guddiga ayaa sheegay in doorashada 13-kan kursi la qaban doono todobaadka soo socda.
![](https://somaliweyn.org/wp-content/uploads/2022/01/Qoraalka.jpg)