Dhuusamareeb oo maanta lagu dooranayo Laba Kursi oo Baarlamaan ah.
Magaalada Dhuusamareeb xarunta DG Galmudug waxaa maanta lagu dooranayaa labo kursi oo tirsigoodu yahay HOP#025 & HOP#081 oo musharixiinta u tartameysa uu diiwaangeliyay Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Dowlad-Goboleedkaas. Labadaan kursi oo kamid ahaa saddex xubnood isku jadwal kusoo baxay waxaa laga reebay HOP#053 sabab uu SEIT Galmudug ku sheegay in la dhammeystirayo habraacyadiisa balse Guddigu ma […]
Inta aadan “Comment” Qorin isku Xir.
Inta Badan waan Akhriyaa “Comments-ka” Saaxiibadeey. Waxaan u Akhriyaa si aan wax uga faa’iideysto Aragtiyada kala duwan ee Saaxiibageey. Mararka qaar waxaan soo dhax dhigaa Aragti Anigaba ila qalafsan, si aan u ogaado jawaabaha laga bixinayo. Bacdamaa Dadku ey kala dooq, kala Da’ kala Aqoon iyo kala garaad yihiin, waxaan u soo qoraa Qoraalo aad […]
Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Shiinaha.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanay dawladda Shiinuhu u yeedhin karin dalkiisa cidda ay la yeelanayaan xidhiidh diblomaasiyadeed ka dib markii warbaahinta kula hadlay Twain. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo ku gudo jira booqasho rasmi ah oo wefti uu hoggaaminayey ay ku tageen Taiwan, […]
Mareykanka, Britain iyo xulufadooda oo muwaadiniintooda ugu baaqay inay degdeg uga baxaan Ukraine.
Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay degdeg kaga baxaan dalka Ukrain si ay uga fogaadaan duulaanka Ruushka, oo ay ku jiraan weerar dhinaca cirka ah oo ay Washington sheegtay Jimcihii inay dhici karaan wakhti kasta. Maraykanka iyo Yurub ayaa sare u qaaday digniintooda ku aaddan weerar soo fool leh, halkaa Moscow ay ku […]
Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay faragaliso xukun ay riday Maxkamad ku taalla Gaalkacyo.
Hay’adda Samafalka ee Save the Children ee dalka Britain ayaa ku boorisay dowladda Soomaaliya Jimcihii in ay soo faragaliso dhalinyaro ay xukun ku riday Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacyo ee qeybta Puntland oo loo heystay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab. Hay’adda Samafalka ee Save the Children ee dalka Britain ayaa ku boorisay dowladda […]
Madxweyne Guudlaawe oo wada kulamadii uu la yeelanayay Qeybaha kala duwan Bulshada reer Baladweyne.
Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dhalinyarada galbeedka Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha iyo dhalinyarada ayaa iska waraystay xaaladaha guud ee Gobolka gaar ahaan Magaalada Beledweyne, iyagoo Madaxweynaha la wadaagay dhibaatooyinka ka dhalinyaro ahaan haysata. Madaxweynaha uga mahadceliyay dhalinyarada reer beledweyne booqashada ay ugu yimaadeen waxa uuna u cadeeyay […]
Mareykanka: Muwaadiniinta ku harsan kraine oo loogu baaqay inay soo baxaan.
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Mareykanka ee ku haray dalka Ukraine in ay si deg deg ah uga baxaan dalka, sababo la xiriira hanjabaadaha sii kordhaya ee ku wajahan dhaq dhaqaaqa militari ee Ruushka. Biden oo wareysi siiyay NBC News ayaa xusay in ciidamo uusan u diri doonin dalkaasi si ay […]
Dowladda Indonesia oo $13.9 Bilyan ku iibsaneysa Diyaarado dagaal.
Indonesia ayaa raadineysa dhabbe ay u marto sidii ay u cusbooneysiin lahayd diyaaradaheeda dagaalka oo duugoobay (Duqoobay) maadaama ciidankeena muddo dheer ay adeegsanayaan balse ay door-bideyso in ay la jaanqaado casriyeynta lagu sameeyay diyaaradaha. Wasiirrada Gaashaandhigga Indonesia & France oo ku kulmay Magaalada Jakarta ayaa qalinka ku duubay in labada Xukuumad ay is dhaafsadaan dhaqaale […]
Hay’adda Save the Children oo ka Walaac ka muujisay Dhalinyaro ay xukuntay Maxkamadda CQS ee Puntland.
Hay’adda Save The Children ayaa qoraal ka soo saartay 6 ruux oo ay ku sheegtay in ay yihiin “Carruur aan garaadsan” oo xukunno toogasho ah & xabsi waqti dheer ah ku ridday Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qaybta DG Puntland 31kii Janaayo 2022. Save The Children ayaa walaac ka muujisay xukunka ku dhacay 6-daan ruux oo […]
Soomaaliya iyo WFP oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Dalka.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha abaarraha dalka ka jira iyo sidii loo fududayn lahaa duulimaadyadda Gargaarka sidii ay deg deg ugu gaari lahaayeen goobaha loo qorsheeyay. El-Khidir Daloum Ayaa Wasiir Duran Farah uga mahad […]