1 min read

Maamulka Galmudug oo maamul cusub u magacabay Ceel-Garas.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi-Waayeel) ayaa Maamul cusub u Magacaabay Degmada Ceel-Garas ee Gobolka Galgaduud.

Hoos ka aqriso Magacyada Maamulka.