1 min read

Musharixiin uu ka mid yahay madaxweyne Farmaajo oo ku sugan hoolka doorashada.

Musharax madaxweyne Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa soo gaaray hoolka ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Sbaxnimadii saaka ayuu taalada daljirka daahsoon uga qayb galay xuska maalinka 15 ka may ee SYL.

mudo soddon daqiiqo ka dib ah ayaa la filayaa in ay bilaabato codeyntu.