August 24, 2024
Maxaa maalmahaan ka khaldan Golaha wasiiradda?
1. Go’aanada ay soo saaraan waxaa ka muuqdo waxyaabo ka hor imaanaa isla sharciga Dalka iyo rabitaanka shacabka, waa dhab in Goluhu ay raadinayaan wanaag, qodobadda qaarna ay yihiin wax ku ool muhim ah, laakin ma ahan in si laab la kac ah loogu fududaado. Shirkii ugu dambeeyay, waxaa ka muuqday. Iyada oo hore Dowladda […]
Nasashadda Jimcaha. Q-423=Ar Lacagta Ciidamada yaan lagu xadgudbin=
1. Robert Mugabe ayaa yiri: (when you don’t have money, everything you say at a Family gathering sounds like you’re causing confusions) Mar hadaadan Lacag leheyn, hadal kasta oo aad ka soo jeediso isku imaadka qaraabda waxaa loo arkaa Jahawareerin aan wax ka soo qaad leheyn. (F.S:1aad). ( Ar kaasi ma Aniga iyo Adigoow na […]