July 2024
Saddax Su’aal Jawiya iga Shaafiya.( Turkiga waxay Ethiopia ku maal galisay $ 2.5 Billion, Somaliyana $ 250 Million)!!!.
Run ahaantii, Siyaasadda Aqoon gaar ah uma lehi. Laakin xoogaa wadna kurkur ah ayaa i heeyso. 1. Turkigu waa Dowlad walaalo ah oo aan saaxiibo nahay. Dowlad kasta maslaxadeeda Gaarka ah ayaa uga muhimsan Maslaxadda Dalalka kale. Ethiopia waxaa ka shaqeeyo 22 Shirkadood oo private ah oo Turkey ah, Somaliyana 2 Shirkadood oo private Turkeya […]