April 14, 2024
Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleysaty tartanka Rotterdam
Orodyahan Cabdi Nageeye ayaa ku guuleystay tartanka Marathon-ka ee Rotterdam, waana markii labaad ee uu ku guuleysto. Nageeye oo 35 sano jir ah ayaa orodkan ku dhammeeyey 42.195 Kiilo mitir, isagoo ku orday 2 saacadood, 4 daqiiqo iyo 43 ilbiriqsi. Kiilo mitirkii u dambeeyay ayuu Nageeye ka guuleystay orodyahanka Itoobiya ee Amedework Walelegn. Tartanka Rotterdam, […]
Burcad badeed Soomaaliyeed oo sii daayay markab uu ka babanaayay calanka Bangladesh.
Markabkan oo lagu magacaabo MV Abdullah ayaa la sheegay inuu dhuxul ka soo qaaday dalka Mozambique, isagoo ku sii jeeday dalka Imaaraadka Carabta, waxaana markabkan laga afduubay xeebaha Soomaaliya muddo bil laga joogo. Budhcad-badeeddu waxay sheegeen inay heleen $5m (£4m), balse ma jiro war madax-bannaan oo xaqiijinaya sheegashadaas. Waxaa sare u kacay afduubyada ka dhacay […]