18 May, 2024
1 min read

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xubno uu ku jiro Taakeeye.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday Sufyaan Sheekh Axmed Sheekh Maxamed (Taakeeye) iyo laba xubnood oo kale. Xeer ilaalinta maxkamada ciidamada ayaa Sufyaan ku soo eedeysay faafinta falal argagixisimo oo lid ku ah diinta islaamka, kana soo horjeeda dowladnimada. Sidoo kale, waxaa ay maxkamadda xukuntay Yaasiin Axmed Maxamed Cabdulle oo ka tirsan Ciidanka […]

1 min read

Markab ay Afduubeen Buracd badeed Soomaali ah oo xaaladiisa laga deyrinaayo.

Markabka laga leeyahay dalka Bangladesh ee u afduuban burcad-badeedda Soomaalida ayaa la filayaa inuu dhowaan ka go’o saadka. MV Abdullah ayaa weli u afduubay burcad-badeedda, inkastoo ay jireen warar sheegaya in wada-hadallo ay usoo bandhigeen milkiilayaasha. Ururka saraakiisha badaha, milkiilayaasha markabka iyo ururka kalluumeysatada ayaa warkan u xaqiijiyay warbaahinta dalkaas. Markabka ayaa heystay cunno ku […]