19 Sep, 2025
1 min read

Ciidamada dowladda oo gobolka Galgaduud ku dilay Sarkaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Shiikh Cabdullaahi ee degmada Ceeldheer  ku dilay  horjoogayaal ka tirsan Kooxda Al-Shabaab. Maydka horjoogo lagu magacaabo Cabdifitaax Xasan Gaafow ayay ciidamadu soo badhigayeen, kaasoo ay sheegeen inuu caan ku ahaa dhibaataynta shacabka. Sarkaal lagu magacaabo Daauud Gacmey oo katirsan saraakiisha howlgalladan hoggaaminayay ayaa […]

1 min read

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta la soo gabagabaynaayo.

Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu soo gabagabeynaa shirweynaha culimada somaliyeed uu ilaa isniinta kasocday magalada muqdisho ee xarunta dalka. Culimada ayaa ka kala yimid dalka iyo dibadiisa waxaana shirkan uu yahay mid culimada ay door uga qaadanayaan dagaalka ka dhanka ah alshabaab ee kasocday gobolada dalka. Shirka maalmihii lasoo dhafay waxaa looga hadlay ajandayaal kala […]

1 min read

20 gobol Maraykanka ah oo dacwad ka gudbiyey maamulka Biden

AUSTIN, TEXAS – Illaa Labaatan gobol oo ka tirsan Maraykanka oo leh xeer ilaaliyayaal guud oo ka soo jeeda xisbiga Jamhuuriga ayaa ku dacweeyay maamulka Biden, isbedellada waaweyn ee uu ku sameeyey siyaasadda socdaalka taasoo ay sheegeen, inay siyaasadda uu bedelay ay ka hortagaysay muhaajiriinta, balse ay weli u oggolaanaysay illaa 360,000 oo muhaajiriin ahi […]