21 Sep, 2025
1 min read

Madaxweyne Xasan: “Waa in si mideysan aan u sheegnaa waxa shareecda Islaamku ka qabto dhaqanka Al-Shabaab”

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in culimada Soomaaliyeed looga baahanyahay in shacabka ay u sheegaan waxa ay diinta Islaamku ka qabto fikirka iyo dhaqanka Al-shabaab. Madaxweynaha oo ka hadlayay shirka culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa markii uu hadalkaan jeedinayay waxaa garab taagnaa wasiirka diinta iyo awqaafta xukuumadda […]

1 min read

Qaar kamid ah taageerayaasha Arsenal oo lagu xiray Uganda.

Koox gaareysay 20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal ee Uganda ayaa waxay booliska ku xireen magaalada Jinja, sida uu ku warramay wargeyska The Monitor. Waxay kooxda u dabbaaldageysay guushii ay xaley Arsenal ka gaartay Manchester United oo ay 3-2 uga badisay. Wargeyska ayaa sidoo kale ku warramay in taageerayaasha la qabtay ay saarnaayeen kolonyo […]

1 min read

Shir-weynaha Culumada Soomaliyeed oo ka furmaya Muqdisho.

Waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horay ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka ayaa ku saabsan doorka Culimada ee la dagaallanka fikirka guracan ee Khawaarijta iyo caddeynta haboow-sanaantooda, wuxuuna si qotadheer u dul istaagayaa. 1. Sharciyad ka qaadista Al-Shabaab: Sixida fahamka saxda ah ee Diinta Islaamka. 2.Sharciyad siinta […]