26 Apr, 2024
8 mins read

Waa kuwee Ciyaartoyda ugu caansan Yurub ee bilaashka lagu heli karo?

Qaar ka tirsan ciyaartoyda ugu magaca dheer Qaaradda Yurub ayaa xagaagan lagu heli karaa si lacag la’aan ah, maaddaama qandaraasyada ay kula joogeen kooxahooda ay dhacayaan. Paul Pogba maku laaban doonaa Juventus? Muxuu samayn doonaa Gareth Bale? Xagguuse aadi doonaa Christian Eriksen? BBC Sport ayaa si hoose u eegaysa qaar ka tirsan ciyaartoyda caanka ah […]

1 min read

Sheekh Mohamed bin Zayed: “Imaaraadku wuxuu Soomaaliya siinayaa taageero dhan kasta ah”.

Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, ayaa xaqiijiyay in Imaaraadka Carabta ay si joogto ah oo dhan walba ah u garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ‘si ay u gaaraan himilooyinkooda horumarineed, xasilloonida, iyo dhismaha mustaqbal wanaagsan oo ay dadkooda helaan.’ Arrintan ayaa timid markii uu maanta ku qaabilay Qasriga Al […]

1 min read

Dowladda Ruushka oo u hanjabtay dal Yurub ka tirsan.

Ruushka ayaa ku hanjabay in dalka Lithuania uu sida ugu dhaqsiyaha badan u wajihi doono cawaaqib xumada ka dhalata mamnuucidda badeecooyinka isaga kala gooasha gobalka Baltic-ka ee dhulka Ruushka ee Kali-ningrad. Sarkaal sare oo ka tirsan Ruushka, laguna magacaabo Nikolai Patrushev, ayaa ku tilmaamay fal cadaawad ah tallaabadaas, wuxuuna ka digay in tillaabooyinka aargoosiga ah […]