28 Apr, 2024
1 min read

Maxay ka wada Hadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo W.A. Dibadda Talyaaniga.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Talyaaniga Luigi Di Maio, iyaga oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee dowladda Talyaanigu ay siiso Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xusay saaxiibtinimada taariikhiga ah ee ka dhaxaysa labada shacab ee Soomaaliya iyo Talyaaniga, […]

1 min read

Muslimiinta Ingiriiska oo wajahaya walaac uu Sacuudigu sabab u yahay.

Muslimiinta ku dhaqan dalka Ingiriiska ee rajaynaya inay sanadkaan gutaan waajibaadka xajka ayaa halis ugu jira inay lumiyaan kumannaan lacagta Giniga Istarliinka ah ka dib markii ay dawladda Sucuudigu soo rogtay in hab online ah lagu goosto tikidhada. Xujayda ayaa lagu wargeliyay inay adeegsadaan baro online ah oo ay halkaa iska diiwaan geliyaan,iyadoo markaa kadibna […]

2 mins read

Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Golaha Wadatashiga Qaran. (Qodabada laga soo saaray oo dhamaystiran.)

MUQDISHO – Waxaa magaalada Muqdisho ku soo geba-geboobay shirka golaha wadatashiga qaran, kaas oo uu shirguddoomiyey madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamuud iyada oo ay ka qaybgaleen ra’iisal wasaauraha Maxamed Xuseen Rooble, iyo madaxda dawlad-goboleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug iyo Gobolka Banaadir. Ujeedada kulankan ayaa ahayd in la amba-qaado hal-ku-dheggii […]

1 min read

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay xiriirka u dhaxeeya labada dal.

Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,  Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho , Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga, Luigi Di Maio, Labada Masuul ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee labada dal ee saaxiibada ah uu ka dhexeeyo iyo siyaabaha […]

1 min read

Gollaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageeystay Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha abaaraha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad  guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Goluhu waxa ay warbixin kaga dhageysteen Ergeyga Gaarka ah ee  Gurmadka Abaaraha Dalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ergeyga Gaarka ah ee  Gurmadka Abaaraha  Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la wadaagay Madaxda Qaranka warbixinno ku saabsan xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta qaar […]

1 min read

Mareykanka oo ay ka dhaceen mudaharaadyo looga soo horjeedo sharciyada hubka.

Waxa dalka Maraykanka ka dhacaya mudaharaado ballaadhan kuwaas oo lagu doonayo in cadaadis lagu saaro kongeresska inuu adkeeyo sharciyada hubka u fasaxaya shacabka. Magaalooyinka ay ka dhacayaan banaan baxyadu waxa ka mid ah caasimadda Washington, New York, Los Angeles iyo Chicago. Dibadbaxyadan ayaa ku soo beegmaya xilli muddooyiinkii u dambeeyay ay toogashooyiin ay dad ku […]