01 May, 2024
1 min read

Madaxweynaha oo kulan la yeeshay madaxdii ka qeyb gashay xaflada caleema saarkiisa.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo guud iyo kuwa gaar gaar ahba la qaatay Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Kenya, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Mudane Uhuru Kenyatta, Ra’iisul Wasaareyaasha dalalka Itoobiya iyo Masar, Mudane Abiy Axmed iyo Mudane Mustafa Madbuuli. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Madaxda iyo dowladaha ka soo qeyb galay Munaasabadda Caleemo-Saarka, waxa […]

1 min read

Abiy Axmed “Waxaa iga go’an inaan sii wadno iskaashiga labada dal..”

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed oo ka mid ahaa madaxda lagu casuumay kasoo qeyb galka munaasabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay munaasabadda taas oo xiiso gaar ah xambaarsaneyd, isagoo isticmaalayay Erayo ku jira Af-ka Soomaaliga iyo English-ka. Intii uu ku guuda jiray jeedinta khudbadiisa Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, […]

8 mins read

Khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh oo qoran. “Waxaan ka hortagi doonaa wax kasta oo caqabad ku noqon kara…”

MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta loo calaama-saaray madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, waxaana xafladda caleema-saarka oo ka dhacay Teendhada Afisyooni kasoo qeyb galay madaxweyneyaasha Jabuuti, Kenya, Ra’isul Wasaaraha Itoobiya iyo wufuud kale oo caalami ah. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jeediyay khudbo uu kaga hadlay qorshihiisa, waxayna u qorneyd: Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh.Mudanayaal iyo Marwooyin,Guddoonka […]

4 mins read

Madaxweynaha aan waligiis xilka wareejin oo amaanay xil isu dhiibka Farmaajo iyo Xasan Sheekh.

Saddex iyo labaatan sano kadib madaxweyne Ismaaciil cumar Geelle maanta wuxuu joogaa Mqudisho isaga oo ka qayb galaya caleema-saarka madaxweynihii 6 aad ee xil ka qabta Soomaaliya intii uu isagu maamulayay Jabuuti.Wuxuu amaanay isabdelka madaxweynayaasha, wuxuuna sheegay in ay guul tahay oo uu ku faraxsanyahay.Jabuuti waa dal faqri ah. sida uu sheegay Bankiga Adduunka 23% […]

1 min read

Madaxweynayaasha Somalia iyo Jabuuti oo xarigga ka jaray Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga ee Muqdisho.

Xarunta Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in maanta si rasmi ah xarigga looga jaro. Wararku waxay sheegayaan in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ay si wadajir ah xarigga uga jari doonaan. Madaxweynaha Jabuuti ayaa ka mid ah madaxda ka qeybgaleysa caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya oo maanta […]

1 min read

RW Rooble oo ka hadlay Arrimaha doorashada iyo Abaarta dalka ka jirta.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa halkaas ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayay naraaxisha ay soo martay doorashada soomaaliya, isagoo ku dheeraaday ka hadalkeeda. RW Rooble ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya ay soo martay xaalad cakiran, taas oo ku […]

1 min read

RW Rooble oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jabuuti & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow kasoo degay wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, isagoo ka mid ah wafuuda heerka caalami ah ee ka qeyb galeysa Munaasabadda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu ku jiro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed […]

1 min read

RW dalka Masar oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mustafa Madbuuli. Wafdigan ka socda dalka Masar ayaa ka qeyb galaya caleemosaarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Daqiiqado ka hor ayaa waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin Nahyaan Ammaanka magaalada Muqdisho […]

1 min read

Munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya oo socota.

Xarunta teendhada Afisyoni ee magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka bilaabatay munaasabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, xilka hoolka ay ka dhaceyso munaasabadda ay ku sugan yihiin Wafuuda ka qeyb galeysa munaasabadda kuwaas oo ka kala yimid dalalka darisa iyo kuwa caalamka. Hoolka teendha waxaa xaadiray goor hore mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo […]

1 min read

Hoobiyaal caawa lagu garaacay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in caawa magaalada Muqdisho abbaara 2:00 habeenimo wakhtiga Muqdisho in magaalada laga maqlay madaafiic kala duwan kuwaas oo geystey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Tirada madaafiicda la maqlay waxay tuuray gaarayaan illaa toddoba xabbo, kuwaas oo ku dhacay guryo ay deggan yihiin dad shacab ah oo ku yaalla degmada Wadajir ee […]