20 Sep, 2025
1 min read

Xoghayaha QM oo cambaareeyey weerarkii xerada Ceel-baraf.

NEW YORK – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii khasaaraha badan dhaliyey ee ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Dhexe oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Burundi. “Xoghayaha Guud wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray […]

1 min read

UK oo ka digtay weeraro Al-Shabaab ka gaysanayso saacadaha soo socda Soomaaliya.

War-saxafaadeed ay soo saartay Safaarada UK ee Soomaaliya ayaa waxa ay muwaadiniinteedi uga digtay khatarta aadka u sareeysa ee weerarada Argagixisada ay geeysan karaan kaas oo lagu bartilmaamaysanayo danaha reer Galbeedka ee Somalia, iyadoo Safaradu shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay ka jirto khatar sare oo afduub ah. Kooxaha argagixisada ayaa hanjabaado u jeediyay reer […]