24 Apr, 2024
1 min read

UK oo ka digtay weeraro Al-Shabaab ka gaysanayso saacadaha soo socda Soomaaliya.

War-saxafaadeed ay soo saartay Safaarada UK ee Soomaaliya ayaa waxa ay muwaadiniinteedi uga digtay khatarta aadka u sareeysa ee weerarada Argagixisada ay geeysan karaan kaas oo lagu bartilmaamaysanayo danaha reer Galbeedka ee Somalia, iyadoo Safaradu shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay ka jirto khatar sare oo afduub ah. Kooxaha argagixisada ayaa hanjabaado u jeediyay reer […]

1 min read

Ciidamada Danab oo Alshabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Sh/Hoose & Bay.

Ciidanka kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 4-aad Guutada 16-aad waxaa ay howlgal ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka sameeyeen deegaano ka wada tirsan Gobolada Shabeellada Hoose iyo Bay. Ciidanka ayaa si gaar ah howlgalka ugu sameeyay deegano hoostaga Leego iyo Jameeco oo ka tirsan gobolada Shabeellaha Hoose & Baay. Iyadoo ujeedka howlgalka ee Ciidamada uu […]