17 Sep, 2025
1 min read

Madaxweynaha K/Afrika: Ramaphosa oo laga yaabo inuu Ajaanibta ka Xaddido Shaqooyinka qaar.=WARBIXIN=

Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa laga yaabaa in uu xad ku soo rogo noocyada shaqo ee ay ajaaniibtu codsan karaan, sida ay sheegtay Warbaahinta Business Day, oo aan sheegin halka ay xogta ka heshay. Golaha Wasiirada Koonfur Afrika ayaa tixgalinaya soo jeedintii looga hadlay wadahadaladii u dambeeyay ee u dhaxeeyay Xisbiga talada haya ee […]

1 min read

Ku: Xafiiska R/Wasaaraha. Calaamatu Su’aal +Tacajub= Su’aalul Tacajub. ( F.S: 1aad).

Xafiiska RW, Shaqadiisa ugu Muhimsani waa Xilgaarsiin weliba Dhinaca Doorashada, isaga oo adeegsanayo Dhamaan Heyadaha Nabadgalyada iyo kuwa kale ee Dowliga ah. Hore Xafiiska R/W waxa uu noogu sheegay in Doorasho Cadaalad ah oo daahfuran ey Dalka ka dheceeyso. in Xafiisku uu kor joogteey doono Doorashada, iyo in dhoorashadu ey ku dhici doonto Nidaam Cadaalad […]

1 min read

Golaha wadatashiga Qaran oo ka shiray sidii loo dhamaystiri lahaa Doorashooyinka.

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa guddoomiyay kulan Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Madaxda Shanta dowlad Goboleed & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku yeesheen habka fogaan aragga. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay dhammeystirka howlaha doorashooyinka, xaaladda amniga iyo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira dalka. Madaxda Shanta dowlad Hoboleed ayaa Ra’iisul […]

2 mins read

Somaliland oo Taiwan kala hadshay sidii loo soo saariaari lahaa shidaalka ceegaaga dhulkeeda.

TAIPEI:-Taiwan iyo Somaliland ayaa ballaarinaya xiriirkooda dhaqaale iyo midka siyaasadeed, inkasta oo ay yihiin labada dowladood ee ugu go’doon diblomaasiyadeedka badan caalamka. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Ciise Kayd ayaa shalay la kulmay madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen, wuxuuna sheegay in booqashadiisa Taipei “ay muujineyso go’aanka iyo adkeysiga aan wadaagno ee aan ku ballaarineyno kuna dheereyneyo saaxiibtinimadeena, […]