23 Apr, 2024
1 min read

Jawhar oo lagu qabtay doorashada lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka.

Jawhar:-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa lagu qabtay doorashada Lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka. Guddida Doorashooyinka Maamul goboleedka hir-shabeelle ayaa goordhowed soo gabo gabeeyey doorashada lix kursi oo ka mid ah Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaliya. Xubnahan ayaa ah xubnihii ugu horeeyey ee ka mid noqonaya Golaha shacabka kuwaas oo doorashadooda lagu […]

1 min read

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay Amniga Guud ee Dalka.

Muqdisho:-Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga JFS iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Agaasimahiisa, Xafiiska Lataliyaha Amniga Qaranka, XDS, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Dalalka Ciidamada Ka joogaan Soomaaliya iyo xubna ka socda beesha caalamka ayaa kawada hadalay sidii Soomaaliya ay u hanan laheyd Amniga Guud ee […]

1 min read

Beesha Caalamka oo farriin u dirtey Somaliland.

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqdey madax banaanida ee Somaliland, ay xaqiijiso iney dhacdo mustaqbalka doorashooyinka soo socda ee la filayo inay sannadkan dhacaan, iyo hanaanka la marayo, iyadoo la doonayowadahadal loo dhan yahay oo la isku afgarto in jadwalka doorashooyinka lagu qabto. Waxaa sidoo kale muhiim ah bay yiraahdeen bayaanka ay […]

1 min read

RW Rooble oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka ahna RW Imaaraadka Carabta.

Abu Dhabi:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Raashid Ala-Maktoum oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga labad dal. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulan kooda diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga labada […]