24 Apr, 2024
1 min read

Ruushka oo laga cabsi qabo In bisha soo socota uu weeraro Ukraine.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay madaxda Ukraine suurtogalnida dagaal uu Ruushku ku qaado dalka  Ukraine bisha Febraayo ee soo socota, xilli Mareykanku uu doonayo in kulan furan uu la qaato  golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Madaxweyne Biden oo madaxda Ukraine taleefan kula xiriiray ayaa sheegay in Ruuska ay qorsheynayaan faragalin mileteri oo […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya iyo Safiirka Sweden oo ka hadlay tayeynta adeegyada garsoorka dalka.

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan mujiim ah la qaatay Safiirka Safaarada Mr. Per Lindgarde, Madaxa hurumarinta Mashaariicda Mr. Petra Smitmanis Dry iyo Lataliyaha sare ee sareynta sharciga (rule of law expert) Ms. Sophie Omoro. Wasiirka Cadaaladda oo uu la socday Lataliyaha sare ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda […]

2 mins read

Yaa amray ciidamada la geeyey Magaalada Baladweyne?

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabelle Yusuf Ahmed Hagar Yusuf Dabageed ayaa sheegay in ciidamada loo baahanyahay in ay sii joogaan gobolka Hiiraan oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka taagnaayeen ismariwaa ku aadan imaanshaha Madaxweynaha maamulkaasi ee Ali Guudlaawe. Kulan shalay ay yeesheen Golaha waziirada ayay oga hadleen ciidanka dhawaan la geeyey magaalada Baladweyne oo ay […]

1 min read

Golaha Wasiirada oo amray in ciidankii laga dejiyay Beledweyne dib loogu soo celiyo xeryahooda.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo katirsan qeybta 27aad ayaa howlgallo culus waxaa ay ka sameeyeen wadada xiriirisa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle iyo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Guutada 4aad ee qeybta 27aad Korneyl Saneey Cabdulle Gaab, Abaan duulaha qeybta 27aadSaalax Yaquub iyo Saraakiil kale, waxaana howlgalka […]

1 min read

Howlgal ka dhan Al-Shabaab oo Ciidamada Dowladda ku soo qabteen Saraakiil Shabaab ah.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo katirsan qeybta 27aad ayaa howlgallo culus waxay ka sameeyeen wadada xiriirisa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle iyo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Guutada 4aad ee qeybta 27aad Korneyl Saneey Cabdulle Gaab, Abaan duulaha qeybta 27aad. Saalax Yaquub iyo Saraakiil kale, waxaana howlgalka […]

2 mins read

Allaah- Haa. God & Dio Maya.

Saaxiibkeey waxaan wada eheyn Xer wax ku wada barato Hal moowlac. Muddo kadib waxa uu aaday Dalka Talyaaniga kadibna Ingriiska. Hadda waxa uu ku soo Noqday Xamar. Saaxiibkeey Marka uu arko wax uu la yaabo, waxa uu yiraa: “Oh, my God”. ama ” Dio mio”. taa oo u ah Halheeys caadi u ah. waan ku […]