17 Sep, 2025
1 min read

Mareykanka, Britain iyo xulufadooda oo muwaadiniintooda ugu baaqay inay degdeg uga baxaan Ukraine.

Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay degdeg kaga baxaan dalka Ukrain si ay uga fogaadaan duulaanka Ruushka, oo ay ku jiraan weerar dhinaca cirka ah oo ay Washington sheegtay Jimcihii inay dhici karaan wakhti kasta. Maraykanka iyo Yurub ayaa sare u qaaday digniintooda ku aaddan weerar soo fool leh, halkaa Moscow ay ku […]

1 min read

Mareykanka: Muwaadiniinta ku harsan kraine oo loogu baaqay inay soo baxaan.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Mareykanka ee ku haray dalka Ukraine in ay si deg deg ah uga baxaan dalka, sababo la xiriira hanjabaadaha sii kordhaya ee ku wajahan dhaq dhaqaaqa militari ee Ruushka. Biden oo wareysi siiyay NBC News  ayaa xusay  in ciidamo  uusan u diri doonin dalkaasi si ay […]

1 min read

Dowladda Indonesia oo $13.9 Bilyan ku iibsaneysa Diyaarado dagaal.

Indonesia ayaa raadineysa dhabbe ay u marto sidii ay u cusbooneysiin lahayd diyaaradaheeda dagaalka oo duugoobay (Duqoobay) maadaama ciidankeena muddo dheer ay adeegsanayaan balse ay door-bideyso in ay la jaanqaado casriyeynta lagu sameeyay diyaaradaha. Wasiirrada Gaashaandhigga Indonesia & France oo ku kulmay Magaalada Jakarta ayaa qalinka ku duubay in labada Xukuumad ay is dhaafsadaan dhaqaale […]

1 min read

Madaxweynaha K/Afrika: Ramaphosa oo laga yaabo inuu Ajaanibta ka Xaddido Shaqooyinka qaar.=WARBIXIN=

Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa laga yaabaa in uu xad ku soo rogo noocyada shaqo ee ay ajaaniibtu codsan karaan, sida ay sheegtay Warbaahinta Business Day, oo aan sheegin halka ay xogta ka heshay. Golaha Wasiirada Koonfur Afrika ayaa tixgalinaya soo jeedintii looga hadlay wadahadaladii u dambeeyay ee u dhaxeeyay Xisbiga talada haya ee […]

2 mins read

Somaliland oo Taiwan kala hadshay sidii loo soo saariaari lahaa shidaalka ceegaaga dhulkeeda.

TAIPEI:-Taiwan iyo Somaliland ayaa ballaarinaya xiriirkooda dhaqaale iyo midka siyaasadeed, inkasta oo ay yihiin labada dowladood ee ugu go’doon diblomaasiyadeedka badan caalamka. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Ciise Kayd ayaa shalay la kulmay madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen, wuxuuna sheegay in booqashadiisa Taipei “ay muujineyso go’aanka iyo adkeysiga aan wadaagno ee aan ku ballaarineyno kuna dheereyneyo saaxiibtinimadeena, […]