16 Sep, 2025
1 min read

Ruushka oo qorshe u diyaariyey marka uu qabsado hubka ay reer Galbeedku siiyeen Ukraine.

Moscow:– Ruushka ayaa sheegay inuu hubka laga qabsaday ciidamada qalabka sida ee Ukraine ku hubeeyn doono waxa uu u yaqaanno ”xulafadiisa Jamhuuriyada Donetsk iyo Lugansk” ee go’ay, Wasiirka Difaaca Ruushka Sergey Shoigu ayaa soo jeediyay Jimcihii. Ciidamada Donbass ayaa si wanaagsan u isticmaali doona hubkan, oo ay ku jiraan gantaalaha ay reer Galbeedku keenaan, sida […]

1 min read

Maraykanka oo weydiistay dunida Islaamka inay ka hortagaan tacadiyada Taalibaan ee haweenka Afghanistan.

Maraykanka ayaa bilaabay wadahadallo uu la yeelanayo waddamada Islaamka ah, si uu ugu dhiiragaliyo inay hormuud u noqdaan sidii ay cadaadis ugu saari lahaayeen hoggaamiyayaasha Taalibaan inaysan dumarka Afghanistaan ka saariin nolosha caadiga ah, iyaga oo adeegsanaya magaca diinta. Rina Amiri, oo ah ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan haweenka Afghanistaan, gabdhaha, iyo xuquuqul […]

1 min read

Midowga Yurub oo u jawaabay wiilka Museveni oo ka hadlay dagaalka Ukraine.

Midowga Yurub ayaa cambaareeyay wiilka Museveni oo taageero u muujiyay duulaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine. Ku xigeenka wafdiga Midowga Yurub oo ku sugan dalka South Sudan ayaa ku tilmaamay hadalka wiilka Museveni mid “aan la aqbali karin” Dionyz Hochel wuxuu sheegay in Uganda ay wajahi doonto cawaaqib xumo waa haddii si bareer ah ay […]

3 mins read

Ha isku Daalin Ukrine.

Maalmahaan waxaa ugu hadal heyn Badan Arrinta Ukrine. Ruushaa Gar leh iyo Mareykanaa Jid leh.Ukraine ma aheyn wadan Dimoqraadi ah. Madaxweynaha Ukrine in kasta oo Asal ahaan uu yahay Nin Yuhuudda Reer Ukrine ah, Haddana waxa uu baabiyay Dimoqraadiyaddii laga sugayay, markii la dooranayay isaga. Madaxweynihii Hore ee Burburiyay Midawgii Sufyeeti/ Ruushkii Mr. Gorbajev waxa […]

1 min read

Duuliyihii ugu caansanaa Ciiddanka Cirka ee Ukraine oo lagu dilay Hawada Sare ee Kyiv+Sawirro.

Duuliye Colonel Oleksandr Oksanchenko oo lagu naanaysi jirey Yeeyda Cawlan ( Grey Wolf) ayaa waxaa habeenkii jimcaha lagu dilay Dagaal dhanka Cirka (Air Battle) oo ka dhacay meel ku dhow Caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv. Madaxweyne Volodymyr Zelenskyy waxa uu Duuliyahaasi ku abaal mariyey Billedda Geesinimada Ukraine (The Hero of Ukraine). Dowladda Ukraine waxay xaqiijisay […]