Hambalyo Hambalyo Xaflada meherka iyo arooska Cabaas Iyo Faadumo
1 min read

Hambalyo Hambalyo Xaflada meherka iyo arooska Cabaas Iyo Faadumo

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax
waxaa hambalyo aan la soo koobi karayn halkan uga diraynaa boqorka iyo boqorada

Cabaas Nux Xusseen iyo Faadumo Dahir Ciise oo mehrkoodu iyo Arooskooda ka dhacay magaalad Mogadishu ee caasimada dalja Soomaaliya waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada.

Halkaan waxaa uga hambalyeyneynaa walaalkeen iyo walaasheen Cabas iyo Fadumo oo arooskoodu inuu ilaahey ka dhigo aroos lagu guukeysto wiil iyo caano, bashvash iyo barwaaqo inuu ilaahey ja dhigo.

Waxan halkan uga hambalyeyneynaa Arooska iyo aroosada, anigoo kala ah qaraabada arooska iyo aroosada

Xaawo Nuux Xuseen
Abukar Nuux Xuseen
Dahiro Nuux Xuseen
Maryan Nuux Xuseen
Raaxo nuux xuseen

Dhamaanteyne Waxan leenahay hambalyo gurkiina guur kheyr qabo ilaah ka digga.

Amiiin Hambalyo Hambalyo Hambalyo.