March 24, 2025
Booliiska Kenya oo sheegay in Lix qof lagu dilay weerar ka dhacay xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Ugu yaraan lix askari oo booliis ah ayaa lagu dilay afar kalena waa la dhaawacay ka dib markii ay weerar ku qaadeen xero boolis oo ku taal Kenya oo ay fuliyeen dagaalyahano looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya. Booliska dalka Kenya ayaa warbixin ay soo saareen maanta oo Axad ah […]
Maxay noo yaabgali-weeysay Talooyinka maskaxda wasakheysan ee Abuu camaar?
Ceebeynta Horumarka nabadgalayo iyo heerka uu gaarsiisan yahay la dagaallanka Argagixisada oo laga dhigto hadaf dhaliil jeedin ah oo ku aadan dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh waxay noqon kartaa mid ka dhigan muujinta ficil xaasidnimo oo garab siinaya cadowga Ummadda Soomaaliyeed. Milkiilihii dowladii Farmaajo fahad yaasiin abuu camaar oo hoos u dhigay xaqa dadka dagan Galmudug […]