15 Sep, 2025
1 min read

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay inay u diyaar garobeen doorashooyinka qof iyo cod.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa caawa sheegay in ay u diyaar garobeen doorashooyinka qof iyo codka ah ee dhawaan wadanka ka qabsoomaya. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa caawa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Hoggaanada, qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa banaan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Kulanka waxaa looga hadlay xoojinta amaanka […]