17 Sep, 2025
2 mins read

Nasashadda Jimcaha. Q-418 =Weligaa arki meysid, Nin Mingis tacbo oo Isbitaalka dhaxdiisa Mingis ku tumaa !!!=

FG: Fasiraadda ula jeedada Caawa Adigaan kuu dhaafay. (…………….) 1. Nin ayaa yiri: Weligaa arki meeysid, Nin Mingis tacbo oo Isbitaalka dhaxdiisa Mingis ku tumaa. Sababtuna waxa ay tahay, Isbitaalka waxaa lagu daaweeyaa Cuduro Run ah. (………………………………………….) 2. Arooskaan Siyaasadeed intow ku dambeeydoonaa? ( F.S:1aad) (………………………………………..) 3. Wiil jiro 7 Sano oo Hooyadii. Geeriyootay, ayaa […]

1 min read

Maamulka Jubaland oo Taliska AFRICOM kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab.

Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa Kismaayo ku qaabilay taliyaha  dowladda Maraaykanka u qaabilsan hawlgallada gaarka ah ee bariga Afrika, Kornayl David Haskell, kaas oo booqasho ku tagay Kismaayo. Kulanka dhexmaray labada masuuul ayaa lagaga hadlay howlgallada ay wadaan Ciidamada Jubbaland iyo tageerada dhinaca amniga ee Maraykanka ee la xiriira dagaalka ka dhanka  ah kooxda Alshabaab. […]