20 Sep, 2025
1 min read

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Qaraar la xiriira deegaannada laga saaray Al-Shabaab

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindise Sharciyeed, Qaraar la xiriira deegaannada laga saaray Al-Shabaab iyo soo jeedinta magacaabista Guddoomiye Ku Xigeenka cusub ee Bankiga Dhexe. Kulan ayaa Golaha Wasiirradu ku ansixiyeen Qaraar ka kooban 12 qodob oo la xiriira deegaannada […]

1 min read

Midowga Afrika oo aqbalay codsi uga yimid Dowladda Soomaaliya.

Golaha Midowga Afrika  ee (AU) ayaa kulankiisii 1121-aad, ee la qabtay 11-kii bishaan November 2022, ku tixgaliyay codsi ka yimid Dowladda Soomaaliya ee ah dhimista ciidamada howlgalka midowfa Afrika ee ATMIS. Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki ayaa kaddib u gudbiyay qoraal golaha ammaanka, si loo ansixiyo kordhinta dhimista (2,000) oo askari howlgalka ATMIS wixii […]

1 min read

Ciidamada Kenya oo sheegay in ay dileen 12 dagaalame oo katirsan Al-Shabaab

Ugu yaraan 12 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay kaddib dagaallo ay ciidamada Kenya la galeen Xubno katirsan Ururka  Al-Shabaab. War qoraal ah oo kasoo baxay Ciidamada Millateriga Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ay dileen dagaalyahannada ka dib markii ay isku dayeen in […]

1 min read

Howlgalo iyo Duqaymo wada socda oo lagu dilay 49-ruux Al-S

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal iyo duqeymo dhinaca cirka ah oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay 49 Xubnood oo katirsan Ururka Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ilaa iyo 49 xubnood oo ka tirsan tirsan  Al-Shabaab  lagu dilay tiro kalana lagu dhaawacay howlgal qorshaysan […]

1 min read

RW Xamza oo Qadar ka codsaday inay kordhiso dhaqaalaha ay siiso Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalka Soomaaliya Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi, oo shalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo. Mudane Xamse iyo Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi ayaa si qota dheer uga wada-hadlay xoojinta xariirka iyo […]

1 min read

Milkiilayaasha Manchester United oo ku dhawaaqay inay iibinayaan kooxda.

Milkiilayaasha Manchester United ee qoyska Glazer ayaa sheegay inay tixgalinayaan inay iibiyaan kooxda iyagoo ” sahaminaya taallaaboyin kale oo istiraatiiji ah”. Qoyskan oo reer Maraykanka ah ayaa ku iibsaday Kooxda ku dheesha Old Trafford 790 milyan oo gini ($1.34bn) sannadkii 2005-tii. Tallaabadan ayaa timid timid ka dib sanado badan oo ay taagerayaasha ka cabanayeen lahaanshahooda […]