25 Apr, 2024
1 min read

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay.

Ra’iisal-wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka ra’iisal-wasaarenimada ee uu dhawaan u magacaabay madaxweynaha Sooamaliya. Munaasabadda xil-wareejinta ayaa ka dhacday madax-tooyada Soomaaliya, waxa ayna imaaneysaa maalmo kaddib markii baarlamaanka uu ansixiyay ra’iisal-wasaaraha cusub. Raysal wasaare Xamse ayaa ballan qaaday in xukuumaddiisu ay amniga xoogga saari doonto si […]

1 min read

Xiisad mar kale ka soo cusboonatay xadka Suudan iyo Itoobiya.

Milatariga Sudan ayaa wacad ku maray in ay tallaabo ku haboon kaga falcelin doonaan dilka ay sheegeen in Itoobiya ku khaarajisay todoba qof oo iskugu jiray rayid iyo askar ay qabteen ciidamada Itoobiya. Xukuumadda Sudan ayaa iyaduna u yeedhatay safiirkeedii u fadhiyey Addis Ababa, hase yeeshee warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arimaha dibada Itoobiya ayaa […]

1 min read

Shir caalami ah oo looga hadlaya horumarinta dawladaha hoose oo ka socda Pooland.

Magaalada Katowice ee dalka Poland, waxan ka socda shirweyne caalami oo ay soo qabanqaabisay hay’adda UN-Habitat. Waxa lagaga wada hadlayaa arrimaha udub dhexaadka u ah horumarinta dawladaha hoose iyo maamulada maxaliga ah. Ajendayaasha ugu mudan waxa ka mid ah magaalowga iyo caqabadaha ku lammaan, hirgalinta yoolasha horumarka waara, maamul-deegaan loo dhan yahay oo awood u […]

1 min read

Soomaali horey uga tirsanaa Booliska Minneapolis oo xabsiga laga sii daayay.

Askari hore oo katirsanaa Booliska Minneapolis oo toogtay haweenay aan hubaysnayn sanadkii 2017 ayaa laga sii daayay xabsigaka dib markii uu ku jiray xabsi muddo saddex sano ah, sida lagu sheegay diiwaannada Waaxda Asluubta ee Minnesota. Mohamed Noor, oo 36 jir ah, asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya, ayaa bishii April 2019 lagu helay dambi dil […]

1 min read

Madaxtooyada Somalia oo ka hdashay xaaladda caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa ka hadlay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, toddobaadka xorriyadda iyo gurmadka abaaraha. Afhayeenka oo shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay gudaha madaxtooyada ayaa sheegay in xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu ku dhacay cudurka COVID-19 ay tahay mid wanaagsan, isla markaana tan iyo markii laga […]