June 27, 2022
Nafaqo darrada caruurta maamulka K/Galbeed Soomaaliya haysata oo laga dayrinayo.
Xaaladd nafaqo darro ah ayaa la soo daristay carruurta deegaanno ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, waxaana la sheegayaa in maalinba maalinta ka dambaysa ay ka sii dareyso xaaladda carruurta kadib markii qaybo ka mid ah deegaannadaasiay abaar ku habsatay. Xarun ay ku leedahay Baydhabo hay’adda badbaadada caruurtaayaa bishan June waxaa soo gaaray carruur […]
Wasiir Beyle xaq ma u leeyahay in uu diido in uu hortago xafiiska xeer ilaaliyaha?
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa diiday inuu hortago xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka oo maanta looga yeeray. Xafiiska xeer ilaalinta ayaa warqad uu soo saaray wuxuu wasiirku ka dalbaday inuu hor yimaado si loo weydiiyo arrimo la xiriira maaliyadda oo sida xafiisku sheegay uu baaritaan ku wado. Wasiir Beyle ayaa diidmadiisa u […]
Jabuuti oo u dabaaldegtay sanadguuradii 45-aad ee xoriyadda.
Maanta waxaa dalka Jabuuti looga dabbaal dagayaa sanad guurada 45-aad ee ka soo wareegtay maalinta uu dalkaasi xorriyadda ka qaatay gumeystihii Faransiiska. Inta ay socota munaasabadda xuska maalinta xorriyadda waxaa xarigga laga jaray taallo looga tala galay halgamayaashi naftooda ku waayey halganki gobonnimo doonka. Munaasabadda dabaaldegga waxaa lagu soo bandhigay hub badan iyo gawaarida gaashaaman […]
Ruushka oo duqeeyey labada magaalo ee ugu waaweyn Ukraine.
Dawladda Ruushka ayaa Axaddii maanta weerar cusub oo dhinaca gantaallada ah ku qaadday labada magaalo ee ugu waaweyn dalka Ukraine; waa magaalada Kyiv ee xarunta dalka iyo magaalada kale ee Kharkiv. Weerarkan ayaa dhacay iyada oo xitaa ay dalalka ku jira ururka G7 ay wadahadal ku lahaayeen Bavarain Alps si ay iskula meel dhigaan sidii […]
Iran oo dayax-gacmeed hawada u dirtay.
Telefishanka qaranka Iran ayaa Axaddii shalay sheegay in Tehran ay hawada u dirtay gantaal, arrintaas oo keentay fal-celin ka timid Maraykanka. Arrintan ayaa imanaysa ka hor wadahadalada la filayo ee laga yeelanayo barnaamijka nuclearka ee Iran iyo quwadaha caalamka. Ma cadda xiliga iyo goobta gantaalka laga ganay, hase yeeshee shaac-ka-rogidda ayaa timid ka dib makrii […]