25 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo laga helay xanuunka COVID-19.

MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in laga helay xanuunka COVID-19 qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, waxana uu ku sheegay inuusan dareemeyn calaamado kale oo caafimaad darro ah, isla markaana uu sii wadi doono shaqada uu u hayo qaranka iyo shacabka. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu is-karantiilay, isagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay iska […]

1 min read

Baarlamaanka Yurub oo ansixiyay codsiga Ukraine ee ka mid noqoshada Midowga Yurub.

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa Khamiistii si aqlabiyad leh ugu codeeyay in Midowga Yurub uu oggolaado musharaxnimada Ukraine, taasoo Ukraine u dhaweyneysa inay ka mid noqoto xulafada reer galbeedka oo siin jiray hub aad u badan si ay uga caawiyaan la dagaallanto duullaanka Ruushka ee afarta bilood jirsaday. 529 ayaa u codeeyay mooshinka Ukriane ee ka […]

2 mins read

Horta, Shacabku ma waxay Aamineen in shaqada Police-ku ey noqotay Fadhi ku dirir kaliya ?=Nasashada Jimcaha. Q- 310

1. Mashiinka Lacagta lagala Baxo ATM ayaa Galkacyo la geeyay, Nin macaamil ahaa oo Lacag kala bixi jiray, ayaa la arkay isaga oo Garuun ku garaacayo Mashiinkii ATM-ka. waxaa lagu yiri: War maxaad u garaacee?. waxa uu yiri: Markii hore Lacagteeyda si Fufud ayuu ii siin jiray. Sideey isku dagaaleen Ninka iska leh Tolkiis iyo […]