01 May, 2024
1 min read

Maxkmad xukun ku riday shaqsiyaad lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Daacish.

Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa lagu xukumay min 15-sano oo Xabsi Ciidan ah kadib markii ay Maxkamaddu ku heshay Dambiga ah kamid ahaanshiyaha Kooxda Daacish. Magacyada Mustaf iyo Xaawo ayay isku Guursadeen sida uu Faray horjoogahooda, waxa ay si gaar ah u qaabilsanaayeen Samaynta Qaraxyada iyo Kaydintiisa sida ay sheegtay […]

1 min read

QM oo ka walaacsan saameeynta dunida uu ku yeeshay dagaalka Yukreeyn.

Qaramada midoobay ayaa walaac xooggan kamuujisay saameeynta kadhalatay colaadaha kasocda dalalka caalamka si gaar ah dagaalka yukreeyn iyo ruushka kaasi oo sababay barakaca malaayiin qofood oo kunool daafaha dunida waxaana qaramada midoobay ay kadigtay in dadkan barakacay ay saameeyn karto cunto la,aan baahsan oo soo food saari karta dadka kubarakacay colaadaha kajira dunida. Warbixin sanad […]

1 min read

Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo kulamo ka bilaabay Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulamo la qaatay guddoonka labada aqal ee baarlamaanka. Xamza ayaa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe. “Kulanka oo ahaa salaan iyo is barasho ku aaddan magaabista Ra’iisul wasaaraha, ayaa Guddoomiye Sh.Aadan Madoobe ka guddoomay salaanta, waxaana uu sheegay in dedaal dheer loogu […]

1 min read

Taarikh Nololedka Raysal Wasaaraha Cusub Dr Xamse Cabdi Barre.

Waxuu Ku dhashay Dagmada Kismaayo 1974 , Waa Aabbe Leh 8 caruur ah. Qabiilka: Daarood, Kuumade, Absame, Ogaadeen, Maxamed Subeer. Shakhsiyada: dadka yaqaana waxey ku tilmaamaan shakhsi asluub badan oo af gaaban, farsamo yaqaan shaqo badan, go’aan qaadashada ku fiican. Xildhibaan Golaha Shacabka, lasoo doortay 28 December 2021, deegaan doorashada Kismaayo, Jubaland. Waxbarashada: MBA in […]