26 Sep, 2025
1 min read

Shir caalami ah oo ay ka soo qayb galeen 14 dal oo Somaliland martigelisay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannanida ugu dhawaaqday ee Somailand, Muuse Biixi, ayaa soo dhaweeyey in shirkan lagu qabto gudaha Somaliland, waxana uu caddeeyey inay taasi caddaynayso xasilloonida iyo amniga ka hana qaaday Somaliland iyo sida ay u tahay bogcad dunidu ku qabto kalsooni buuxda oo dhinac kasta ah. Shirkan oo ah kii ugu horreeyey ee noociisa […]

1 min read

Xujaydii ugu horayysay oo gaaray dalka Sacuudiga.

Xujaajti ugu horreysay oo ka socota meel ka baxsan Sacuudi Carabiya muddo laba sana ah kaddib ayaa maanta gaaray magaalada Madina, taasoo ka dhigeyso xujaajti ugu horreysay oo soo xajido tani iyo marka uu cudurka safmarka ee Covid-19 dunida uu ka dillaacay. Xujaajtan ugu horreysay ee Sacuudi Carabiya soo gaaray ayaa la sheegay iney yihiin […]

1 min read

Afhayeen u hadlay Farmaajo oo ka hadlay Guriga loo dhisayo madaxweynihii hore.

Maalmahaan waxaa baraha bulshada ee ay Soomaalidu ku wada xiriirto si weyn looga hadal hayaa guri la sheegay in si mutadawacnimo ah loogu dhisi doono meel kamid ah dalka Soomaaliya. Guriga oo ururinta dhaqaalaha ku baxaya dhismihiisa uu hadda socdo, ayaa sababta loo dhisayo lagu sheegay mid loogu mahadcelinayo madaxweyne Farmaajo. Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo […]

1 min read

3-dii xubnood ee ugu dambeeyay guddida doorashooyinka Somaliland oo is casilay.

Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida doorashooyinka ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Muuse Biixi, sida ay qaar kamid ah xubnahaas u sheegay BBC. Waxaa ka horreeyay saddex xubnood oo kale oo iyaguna horay u shaaciyay inay ka baxeen guddiga. Tani ayaa ka dhigan in gebi […]