21 Sep, 2025
1 min read

Madaxweynaha oo kulankiisa ugu horeeyay la yeeshay Taliyaasha Ciidamada.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maaxamuud ayaa kulan la qaatay taliyeyaasha ciidamada Xoogga iyo Booliska Soomaaliyeed. Kulankan oo ah kii ugu horreyey uu madaxweynaha la yeesho taliyeyaasha ciidamada tani iyo marki xalay xilka madaxweynanimada loo doortay.. Wuxuuna madaxweynuhu uu taliyeyaasha uu ka dhageystay warbixinta guud ee amniga dalka iyo qorshayaasha hortebinta leh xilliga kala […]

1 min read

Dalalka Turkiga, Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo weli doorashada Xasan Sheekh.

Waxaa isa soo taraya hambalyada loo dirayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Dalalka iyo haatan hambalyada u diray waxaa kamid ah UK, Jabuuti iyo Itoobiya. Dhinaca kale waxaa jiraa waddamo ilaa haatan aan ka hadlin natiijada doorashada madaxweynaha Soomaaliya waxaana kamid ah Turkiga, Qatar iyo Imaaraadka Carabta kuwaas oo saameyn ku leh siyaasadda […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo isla xalay la dhaariyay.

Xildhiaannada labada ee Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xasan Shiikh Maxamuud u doortay Madaxweynaha afarta sanno ee soo socota ka dib Doorasho ka dhacday Magaalada Muqdisho. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wareegii saddexaad ka guuleystay Madaxweynihii shanta sanno ee la soo dhaafay, Maxamed Cabdullaa Farmaajo. Xasan Shiikh ayaa helay 214 codadka Xildhibaannada, halka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo […]

1 min read

Xasan Sheekh oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya iyo Dabaaldegyo socda.

MUQDISHO — Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib doorasho qaadatay in ka badan 10 saac oo ka dhacday Muqdisho.Xasan Sheekh ayaa wareeggii saddexaad ee doorashada kaga adkaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ah madaxweynihii kursiga ku fadhiyey. Xasan Sheekh ayaa horey madaxweyne ugu […]

1 min read

Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo ugudbay wareega ugu dambeeya.

MUQDISHO:- Waxaa soo idlaatay tirinta codadka wareeggii labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ka socota Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho, oo ay ku tartameen afar musharax. Natiijada horudhaca ah ayaa muujineysa in Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay galeen kaalinta koowaad iyo labaad, ayna u gudbeen wareegga saddexaad. Waxaa haray Saciid Cabdullaahi Deni oo […]

1 min read

Wareega 1-aad ee natiijada Doorashada Madaxweynaha.

Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyay tirinta codadka Wareega 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha oo ka socota Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan Maxamed Nuur ayaana ku dhowaaqay Natiijada wareega 1-aad oo sidaan u dhacday: Saciid Cabdullaahi Deni oo helay 65 codMaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo helay 59Xasan Cali Khayrre 47Xasan Shiikh Maxamuud 52 CodShariif Shiikh […]

3 mins read

Doorashada Soomaaliya 2022: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada.

Waxaa hadda si rasmi ah u billaabatay tirinta codadka la dhiibtay wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa teendhada Afisyoone ku sugan 36 murashax oo u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa doorashada horay uga haray saddex mudane, ilaa 328 xildhibaan ayaa dooranaya madaxweynaha. Waxaa madasha doorashada ku sugan weriyeyaal, kormeereyaal, iyo madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada qaar. Dhammaan […]

1 min read

Codeynta doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo goordhow billaabatay.

MUQDISHO :—Codeynta doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka billaabatay Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho, ayada oo ay u tartamayaan in ka badan 30 musharax. Waxaa musharaxiinta ka mid ah madaxweynaha xilka haya Maxamed Cabdullaahe Farmaajo iyo madaxweynayaal hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa furay doorashada, isaga oo sheegay inay joogaan […]