26 Sep, 2025
2 mins read

Real Madrid oo ku guulaysatay Champion-kii 14-aad Taariikhda iyo Liverpool oo ooyin kala baxday garoonks.

Real Madrid ayaa ku guuleystay Champion-ka kadib markii hal gool ku garaaceen Liverpool kuwaasi oo birta iyo goolyahe Thibaut Courtois uu hor istaagay, waxa uuna Real u yahay koodii 14-aad taariikhda . Sheekada qeybta hore : Liverpool iyo Real ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah xilli kooxda Klopp aheyd dhanka helayay […]

1 min read

QM oo sheegtay Amniga Liibiya inuu faraha ka sii baxayo.

Warbixin ay qaramada midoobay soo saartay ayey ku sheegtay khatarta dhinaca amniga uu wajahayo dalka Libiya iyo waxa sababay. Warbixinta waxaa lagu sheegay dagaallamayaasha ajaanibta, ciidamada shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo Kooxaha calooshood u shaqeystayaasha Wagner uu Ruushka leeyahay oo isbiirsaday iney dalkaasi ka wadaan arrimo xadgudub ku ah shuruucda caalamiga. Wakaaladda wararka AP oo […]

1 min read

Puntland oo maanta ka bilowday imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada dhexe iyo kuwa sare.

Maanta waxaa Puntland ka billaabmay imtixaanka fasallada 8-aad iyo 12-aad ee shahaadiga ah. Ardayda u farriisanaysa ayaa lagu qiyaasay ku dhawaad 20 kun, kuwaas oo in ka badan boqolkii 45 ay yihiin gabdho. Wasaaradda waxbarashada ee Puntland ayaa sheegtay in tan Federaalka ay ku heshiiyeen in korjoogayaal ay u dirto imtixaanka, balse aysan arrintaas sanadkan […]

1 min read

Caalimkii waynaa Sheekh Cali Warsame oo geeriyooday.

WASHINGTON — Allah ha u naxariistee Sheekh Cali Warsame oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed ayaa geeriyooday, wuxuuna ahaa caalim si weyn loo yaqiinay, isagoo sidoo kale ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyey ee ururkii Al-Itixaad oo la aasaasay horraantii 1980-kii. Sheekh Cali Warsame ayaa lagu xasuustaa inuu ka horyimid ku lug lahaanshaha daagalladii Al-itixaad ay ku gashay […]

1 min read

Duq iyo Duub is duleeyay.

Abwaan.Cabdulle Raage Taraawiil ayaa 1985 waxa uu arkay, Odayaal dhaqameed iyo Duubab ey qaraabo yihiin, oo Nin Madax ah 8Xafiiskiisa saf ugu jiro is duleeynu ey ka muuqato. Waxa uuna ku yiri: 1.ALLAA deeqda bixiyee, Haddoow Adiga kuu dooray. Daqaradii Faqriga iyo Hadaan diifu kugu aalin. Dakadiyo Daaqii iyo Hadeey Deris yihiin Beerti. Dayaaradunu Goofkii […]