07 Oct, 2025
1 min read

RW Rooble oo shaqada ka joojiyey Wasiirka Arrimaha Dibedda.

MUQDISHO — 8Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu shaqada ka joojiyey wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, laga billaabo maanta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa go’aankan sabab uga dhigay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay fasaxday markab siday dhuxul si sharci darro ah looga dhoofiyay Soomaaliya oo ku xirnaa xeebaha […]