21 Sep, 2025
1 min read

Heshiis laga gaaray iibinta kooxda Chelsea.

Chelsea ayaa ogolaatay in $5.2 bilyan oo doollar ay kooxda uga iibiso naadiga uu hogaamiyo Todd Boehly, oo ah mulkiilaha kooxda kubbadda koleyga ee LA Dodgers. Iibinta kooxda ayaa la shaaciyay ka hor inta aan la ganaaxin mulkiilaha kooxda Roman Abramovich kadib markii lagu eedeeyay in uu xiriir la sameeyay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ka […]

1 min read

Wax ka ogow Shuruudaha laga doonayo musharaxiinta xilka madaxwaynaha Soomaaliya?

Guddiga doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha Soomaaliya. Shuruudaha laga doonayo musharaxiinta madaxwaynanimada waxaa ka mid ah in uu la yimaado saxiixa 20 xildhibaan. Doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa loo asteeyay in ay dhacdo 15 bishan May. Hoos ka aqriso shuruudaha hab-raaca Guddiga doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa soo […]

1 min read

Guddiga doorashada madaxwaynanimada oo la kulmay taliyayaasha ciidamada.

Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxwaynaha ayaa maanta shir la qaatay taliyaasha Ciidamada Milateriga iyo Booliska iyagoo kala hadlay xaqiijinta amniga guud ee Doorashada Madaxwaynaha. Diiwangalinta musharaxinta madaxwaynanimada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay bilaabato maalinta barito ah iyada oo socon doonta ilaa 10 bishan. Waxaa ilaa iyo imika shaaciyay in xilka madaxwaynanimada u […]

1 min read

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal casri ah

Kuuriyada Koonfureed iyo Japan ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay gantaal ballistic ah oo ah nooca badda hoosteeda lagu rido ay ku riday badda dhacda bariga gacanka Kuuriya. Haddii warkani la xaqiijiyo waxay qeyb ka noqonaysaa tijaabooyin is xig-xigay oo ay xukuumadda Pyongyang sameysay maalmo uun ka hor dhaarinta madaxwaynaha cusub ee Kuuriyada Koonfureed Yun […]