
Bandhigga Buugagta Gothenburg Sweden 6 Sep. 2025
Bandhigga Buugagta
Waxaa dadweeynaha ku nool Magaalada Gothenburg (Göteborg) la ogaysiinayaa in Bishaan september lixdeeda laguqabandoono Bandhigga Buugagtga Xarunta Medborgarhuset ee Gamlastaden Oo u dhaw SKF-
Ballanteenu waa 6da Bisaan September iyoXarunta Medborgarhuset Gamlastadengacmofuran kusoodhawaada.
Barnaamijku wuxuu bilaabanayaa
Labada Duhurnimo wuxuuna soconayaa ilaan Tobanka Fiidnimo
KL 14:00 ilaa 22:00
adress: Brahegatan 11c, 415 16 Göteborg
KA SOO QAYBGAL WACAN