
Tacsi tiiraanyo leh: Khadiijo Qalanjo oo Boorame ku geeriyootay
Alla u naxariisto waxaa magaaladda Boorama ku geeriyootay fanaanadii caanka aheed allaha u naxariisto Khadiijo Maxamud Aw-Yuusuf oo loo yaqaanay Khadiijo Khalanjo.
Tacsidaan waxaa diraaya dhamaan bahda fabaaniinta qaranka Soomaaliya.
Hadii aan nahnay bahda warbaahinta somaliweyn waxaan tacsi u direynaa eheladii ay ka geeriyootay Khadiijo Qalanjo, Samir iyo iimaan allaha ka siiyo Aamiin Aamiin.
https://vm.tiktok.com/ZNd4sNgxU/