September 19, 2025
Xurguftii ka dhaxay Ilhan Omar iyo Trump oo soo laabatay
DEGDEG: Waxaa mar kale dib u qarxay xurguftii ka dhaxeysay senator Ilhan Omar iyo Madaxwaynaha dalka Mareekanka Donald Trump. Madaxwayne Trump ayaa ku tilmaamay Ilham qof aan xishoon wuxuuna su’aal ka keenay dadka iyada taageera oo codkooda siiya xiliga doorashada. Nancy mace oo iyadana ah xubin ka tirsan golaha sanadka kana mid ah xisbiga jamhuuriga […]