 
			Bandhigga Buugagta Gothenburg Sweden 6 Sep. 2025
Bandhigga Buugagta
Waxaa dadweeynaha ku nool Magaalada Gothenburg (Göteborg) la ogaysiinayaa in Bishaan september  lixdeeda   laguqabandoono Bandhigga Buugagtga  Xarunta Medborgarhuset ee Gamlastaden   Oo u dhaw SKF-
Ballanteenu waa 6da Bisaan September  iyoXarunta   Medborgarhuset Gamlastadengacmofuran kusoodhawaada.
Barnaamijku wuxuu bilaabanayaa
Labada Duhurnimo wuxuuna soconayaa ilaan Tobanka Fiidnimo
KL 14:00 ilaa 22:00
adress: Brahegatan 11c, 415 16 Göteborg
KA SOO QAYBGAL WACAN


 
			 
			