September 2025
Maxaa kala haysta Dhamaca Imaaraadka iyo ka warqabka Xassan Sheekh
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo horey uga soo guulaysatay Ciyaarta xaga biyaha Kenya Iyo Itoobiya ayaa markan wajahaya Imaaraadka carabta oo ku lug leh Maalgashi halis ku ah Madax-bannaanida Soomaaliya✍️Elmi Osman Farah Boodhari *Amniga biyaha Soomaaliya ayay u bilaabaneysaa 10 sano oo uuTurkigu ilaalinayo, Iyadoo Imaaraadka oo Ankara kula xafiiltama gobolka Geeska Afrika uu saameyn […]
Sirdoonkii Ciraaq oo laga wareystay shirqoolkii lagu sameeyey Siyaad Bare
Ninkan waxaa la yiraahdaa Saalim Jumeyli; oo waa sarkaal sare oo ka tirsanaa sirdoonka Ciraaq. Waraysi dheer, ayaa waxaa ka qaaday Weriye Camaar Taqi. Waxaa wax la ga weyddiiyey kaalintii sirdoonka Ciraaq ku lahaa ridistii xukunkii Siyaad Barre. Arrinta ayaa salka ku haysa markii Soomaaliya raacday ama codkeeda ku biirisay dalalkii doonayey in ciidanka Maraykanka […]
Bandhigga Buugagta Gothenburg Sweden 6 Sep. 2025
Bandhigga Buugagta Waxaa dadweeynaha ku nool Magaalada Gothenburg (Göteborg) la ogaysiinayaa in Bishaan september lixdeeda laguqabandoono Bandhigga Buugagtga Xarunta Medborgarhuset ee Gamlastaden Oo u dhaw SKF- Ballanteenu waa 6da Bisaan September iyoXarunta Medborgarhuset Gamlastadengacmofuran kusoodhawaada. Barnaamijku wuxuu bilaabanayaa Labada Duhurnimo wuxuuna soconayaa ilaan Tobanka Fiidnimo KL 14:00 ilaa 22:00 adress: Brahegatan 11c, 415 […]