August 15, 2025
Hambalyo Hambalyo Xaflada meherka iyo arooska Cabaas Iyo Faadumo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax waxaa hambalyo aan la soo koobi karayn halkan uga diraynaa boqorka iyo boqorada Cabaas Nux Xusseen iyo Faadumo Dahir Ciise oo mehrkoodu iyo Arooskooda ka dhacay magaalad Mogadishu ee caasimada dalja Soomaaliya waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana […]