April 8, 2025
Fahad Yaasiin : SHIRQOOLKII CIIDAMADA XOOGGA DALKA.
Ciidanka Xoogga Dalka, saddexdii sano ee u dambaysay, waxay u gacan galeen shirqool uu dal carbeed soo maleegay, ayna fuliye ka noqdeen laba qof oo si toos ah xilal uga soo qabtay xafiisyo awood u siinaya iney hirgaliyaan qorshaha shisheeyaha, waxayna adeegsadeen habab arxan darro ah. Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka intii ay jireen, dhibaatada ay […]