March 27, 2025
Madaxwenayaasha Somaliya iyo Turkiga oo kulan xasaasi ah yeeshay.
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa si rasmi ah u qaabilay dhiggiisa, MadaxweyneERdogan, oo ku qaabilay xarunta madaxtooyada ee Ankara intii uu ku guda jiray booqashadiisii shaqo ee rasmiga ahayd. Labada Madaxweyne waxay yeesheen wada-hadallo miro dhal ah oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal ee […]