March 23, 2025
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo maanta Muqdish soo gaaray iyo kulumo uu la yeeshay Rw Xamse.
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Dr. Maxamuud Cali Yusuf oo maanta booqasho laba cisho ah ku yimid Muqdisho Wafdiga Guddoomiyaha Gudidga Midowga Afrika ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Saalax Jaamac iyo mas’uuliyiin kale. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Guddoomiyaha uga mahadceliyay […]