May 2022
Muxuu yahay cabuuqa cusub ee ka dilaacay Yurub?
In ka badan 80 xaaladood oo bus-bus (Monkey Pox) ah ayaa laga xaqiijiyay ugu yaraan 12 waddan. Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay baareyso ilaa 50 xaaladood oo kale oo ah Fayruska bus-bus, waxayna ka digtay in kiisas kale ay suuragal tahay in la soo sheego. Caabuqan ayaa laga xaqiijiyay sagaal waddan […]
Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo war cusub ka soo saaray xaaladda Gedo.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay isbadalka cusub ee dalka ka hirgalay oo uu sheegay inuu soo dhaweynayo. Madaxweynaha Axmed Madoobe ayaa sheegay in sanadahii lasoo dhaafay Jubaland ay dhibaato culus kasoo gaartay khilaafaad ay abuurtay dowladii hore ee Federaalka Soomaaliya oo ka jiray gobolka Gedo,wuxuuna sheegay in la xalin doono wax […]
Dowladda Itoobiya oo xirtay taliyihii ciidamada gobolka Amxaarada.
ADDIS ABABA — Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan la xiray, sida ay sheegtay xaaskiisa, xilli la xir-xirayay qaar ka mid ah dadka u ololeeya siyaasadda qowmiyadda Amxaarada. Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa ahaa taliyaha ciidanka Axmaarada ilaa […]
Puntland oo amartay in lasoo xirro mas’uuliyiin horay xilal uga soo qabtay maamulkaasi.
Muqdisho-Xili ay socoto dhageeysigga dacwad la xiriirta Dhoofinta Dhir la sheekay in la jaray lana doonayay in Loo dhiifiyo dalka dibadiisa ayaa Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka puntland waaran u jartay mas’uuliyiin hore xilal uga soo qabtay maamulka Puntland oo ku eedaysan dhoofinta geed-quwaaxa. Sidoo kale waxaa jiro Mas’uuliyiinta ku lug yeeshay barnaamijka dhoofinta dhirta waxaana […]
Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dabkii ka kacay suuqa Isgoyska Banaadir.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xanuunka la qeybsaday dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay dabkii xalay ka kacay goobaha ganacsi ee isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. “Waxa aan xannuunka iyo dhibka la Wadaagayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii ku gubatay dabkii xalay ka kacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho kuna fiday goobaha ganacsi ee u […]
Siyaasiga Cabdullaahi Shiikh Xasan oo Qarax lagula eegtay degmada Wadajir.
Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax miino oo goordhow ka dhacay Suuqa wayn degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lala beegsaday gaari uu la socday Siyaasiga Cabdullaahi Shiikh Xasan, xilli uu lugeynayay Masjid saaladda Khudbada ku tukan rabay. Cabdullaahi Shiikh ayaa la soo warinayaa in uu dhaawac halis ah […]
Dowladda Federaalka iyo Hay’adda IMF oo heshiis wada gaaray.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo ku saabsan geeddi socodka #Deyn_Cafinta iyo dib-u-eegista Wajiyada 2aad iyo 3aad Barnaamijka #ECF ee dib-u-habeynta hannaanka Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya. IMF waxa ay sheegtay in dhaqaalaha Soomaaliya kor u kacay sameeyay dhib kasta oo ka jiro dalka, sida Abaaraha. […]
Ma jirto Qof Hooyadaa kuu badali karto iyo Dal kuu badali kasoo Dalkaaga=Nasashada Jimcaha.Q- 3051=.
Wiil ayaa Gabar uuna aqoon oo aad u qurxan Taxi la soo racay. Waxa uu weydiiyay Magaceeda waana is moogeeysiisay.Telefon ayuu jeebka kala soo baxay, waxa uu bilaabay in uu la hadlo Saaxiibkii isaga oo leh: war Markabkii badeecadu ii saarneyd, hadduu yimaad ha la ii dajiyo, waxaan aadaa Imaaraadka, waxaan kuu soo diraa “Bank […]
Madaxweynaha Xasan Shiikh oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay qaar kamid ah Safiirada Caalamka oo uu kamid yahay Wakiilka Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay ee Muqdisho u fadhiya, Amb James Swan. Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa Madaxweynaha ugu hambalyeeyo Doorashada uu ku soo baxay, waxaana ay ka xog wareysteen sidii […]
Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Safiirka Sweden oo kawada hadlay arimo ku saabsan abaaraha.
Muqdisho-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Sweden Amb. Per Lindgàde. Danjiraha ayaa bogaadiyay hoggaamintii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee qabashada doorashada madaxweynaha si xur ah. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka mahad celiyey hambalyada uu danjiraha soo gaarsiiyay, wuxuuna bogaadiyey doorka ay dowladda […]
