15 Sep, 2025
1 min read

Madxweynaha Jamhuuriyadda oo caawa ku hoyanaya Degmada Cadale, halkaas ayuu dagaalka ka hogaaminaayaa.

Xasan Sheikh oo wato diyaarado dagaal ayaa mar kale ka bus kiciyey dagmada cadalel oo uu dagaalka ka hogaamin doono. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadale ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen, masuuliyiin heer Federaal iyo heer-dowlad goboleed […]