5 Juli 2025 Zwolle Jaaliyada Guud ee Somalida Nederland SFON, Schting Kardo & Vereningen Zwolle…

Ciidamo aad u hubeysan oo wata gaadiidka dagaalka oo kasoo horjeeda safar la sheegay inuu maanta ku imaanayo magaalada Baledweyne madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xirtay wadada halbowlaha u ah isku socodka gudaha magaalada Baledweyne. Ciidamadaan ayaa ah kuwa ka amar qaata Korneyl Nuur Dheere oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee golaha Kacdoonka Hiiraan, kaasoo […]